Ahlusunna”Doorashada Qoor-qoor waa Afduub cad mana aqbaleeyno”

Reading Time: < 1 minute

War saxafadeed kasoo baxay Ururka Ahlusunna ee dhawaan u doortay Madaxweynaha Shaakir ayaa si weyn uga soo horjeestay Doorashadii  lagu doortay Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Ahlusunna waxa ay sheegeen in ay sii waddi doonaan qacinta bulshadda diidan Madaxweyne ay ku doorteen Dhuusamareeb, sidoo kalena Afduub ayay ku tilmaameen doorashadii Qoor Qoor.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!