Ahlusunna oo bilaawday xaraynta Xubno ka mid ah Baarlamaankii Koowaad ee GM

Reading Time: < 1 minute

Maamulka Ahlusnna Waljameeca ayaa waxa ay wadaan qorshe cusub oo ka duwan ku wii ay horay u wadeen qorshahaa ayaa waxa uu yahay in ay qoranayaan Xildhibaandai ku jiray Barlamaankii Koowaad ku waa oo aanan jaanis u helin in ay ku soo baxaaan Baarlamaanka labaad si ay u codeeyaan.

Abaabulkaa ayaa waxa uu ka socdaa Hooll aad loo diyaariyay oo ku yaala Magaalada Dhuusa-mareeb waxaana hada Hoollka Soogalay qaar ka mid ah Xildhibaanadii ka tirsanaa Baarlamaankii koowaad ku waa oo la sheegay in qaarkood Ahlusunna ay Xamar ka dalabtay.

Amaanka goobta ay Ahlusunna ku shirayso ayaa aad loo adkeeyay waxaana Magaalada Maanta ka socda kulamo is diidan oo ay labada dhinac leeyihiin.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!