Afhayeenka xukuumada xilgaarsiinta oo qarax lala beegsaday iyo khasaare ka dhashay

Reading Time: < 1 minute

Afhayeenka xukuumada xilgaarsiinta ayaa qarax lala beegsaday, waxa jira Qaraxaan khasaare ka dhashay. Mohamed Ibraahin Macalmuu ayaa la sheegayaa in dhaawac ka soo gaaray qaraxaas..

Wali lama oga xaalada uu ku sugan yahay Macalimu .. Faahfaahin  dheeraad ah naga fisha dhawaan.