Sida ay sheegayaan wararka aynu ka heleeyno dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Abwaan Maxmuud Cabdilaahi Ciise (Sangub) oo si xoog ah lagu geeyay dalka Itoobiya uu halkaas ku geeriyooday daqiiqado ka hor.
Wararkaan oo faah-faahsan goor-dhaw ayaan idiinsoo gudbi doonaa insha’allah