Abdirahmaan oo Police Finland qasab kusoo celiyeen ayaa Muqdisho lagu toogtay (Ka dib maxaa dhacay)

Reading Time: < 1 minute

Sida aan wararka ku heleeyno Police-ka dalka Finland ayaa lagu qabsaday sababta ay dalkiisa ugu celiyeen muwaadin soomaaliyeed oo kasoo cararay kaasi oo maalmo ka hor lagu dilay Magaalada Muqdisho

Abdirahman Ismail Ali 2015-kii ayu Finland magan-geliyo usoo doontay,Finland wey diiday, Racfaan ayuu ka Qaatay mar kale wey diideen.

Police-ka ayaa ku celiyay Muqdisho, 7.5.2019 ayaa lagu Toogtay Xamar,Wargeeysada Finland ayaa qoraya isbuucaan Fadeexada Police-ka ee ah in Wiil ay celiyeen la Dilay Askari Police-ka Somaliya katirsan ayana falka dilka ah si Bareer ah u geystay