”Abaanduulaha Ciidanka Oo Markii Ugu Horeysay Faah Faahiyey Weerarkii ay Shabaab ku Qaadeen Buulo Mareer

Reading Time: < 1 minute

Abaanduulaha CIidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed General Cabdulaahi Cali Caanood ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyey Weerarkii ururka al shabaab ay ku qaadeen fariisimo ay ciidamada dowlada Iyo Kuwa AMISOM ku lahaayeen Deegaanada Buulo Mareer Iyo Golweyn oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,waxana uu tafaasiil ka bixiyey qaabka uu weerarkani ku bilawday.

 
Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!