Abaabul Mudaharaad oo caawa Muqadishu ka socdo

Reading Time: < 1 minute

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka codsaday  kooxdiisa qaaqlayaasha in ay   maalinta berito ah ay ku qabtaan magaalada Muqadisho Mudaharaad lagu muujinayo in dadka Soomaaliyeeed ka soo horjeedaan mooshinka laga keenay.

Farmaajo ayaa ku amray Gudoomiyaha Gobolka Banadir Cabdiraxaman Yarisow in uu bixiyo qarash kastaa ee ku bixi karo mudaharaadka berito la qorshaynayo in uu ka dhaco Magaalada Muqadishu. Farmaajo oo hogaankiisa ay ka soo horjeesteen shacabka Soomaalyed iyo xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maciin biday in uu boor isku qariyo oo uu istcimaalo dadka qaxootiga ah ee ku dhaqan magaalada Muqadishu.