Aabaha dhalatay Gabadh Muqdisho lagu dilay oo sheegay in Farmaajo u balanqaaday!!

Reading Time: < 1 minute

Iyadoo xalay Madaxweyne Farmaajo uu qaabilay Qooyska dhalay Gaabadh ardayad aheed oo lagu dilay  Magaalada ayaa waxaa arinkaasi ka hadlay Aabaha dhalatay Gabadhaasi,waxuuna faahfaahin ka bixiyay  Kulanka ay la yeesheen Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo.

Waxaa uu sheegay in loo balanqaaday in Cadaalada la horkeenaayo Askariga gabadhiisa dilay,taasna uu ka qabo rajo-weeyn sida uu Yiri.

‘’waxaan rajeeyneeynaa in Askariga cadaalada la horkeeni taasna waxaan ka qabnaa rajo weeyn waxaana noo balanqaaday Madaxweynaha’’ ayuu yiri aabaha.

Hadalka aabbaha dhalatay gabadha ayaa waxaa uu imaanayaa xili shalay la baahiyay warar la xariira soo qabashada askariga dilkaasi geeystay

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!