700 oo wariye oo Tagi doona Dubai si ay usoo Tebiyaan Booqashada pop francis!!

Reading Time: < 1 minute

In ka badan 700 wariye oo ka kala yimid 30 dal ayaa soo tabin doonta booqashada uu pop francis ku tagi doono imaaraadka carabta 3-5 february sida ay sheegeen national media council(NMC).

pop francis booqshada uu ku tegaayo dalka imaaraadka Carab ayaa waxaa ay tahay mid si weeyn ay u hadal heeyso warbaahinta Caalamka.

Masuuliyiinta sar sare ee dalkaas ayaa garoonka kusoo dhaweeyn doonta,sida qorshahu yahay

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!