Wadooyinka Magaalada Dhuusa-mareeb oo Ciidamo Badan la soo dhoobay

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegayaan in si weyn loo adkeeyey ammaanka magaalada Dhuusamareeb.

Ciidanka Amaanka ayaa waxa ay  howlgallo ka bilaabay Magaalada Dhuusamareeb, waxaana Wararka ay qaar ay sheegayaan in Ciidamada la faray in aad u sugaan Gebi ahaan Amaanka Magaalada Madaamada Magaalada lagu qabarabo Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa 30 Bishaan

 

Amaanka Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa Maalmihii lasoo dhaafay waxa uu ahaa mid aad loo adkeeyay waxaana Gudaha Magaalada Gaaf wareegaya Ciidamo hubaysan oo aad u faraban waxaan Magaaladu ay la ciir ciiraysaa Musharixiin Mucaarad iyo Muxaafad isugu jira.
Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!