Iyadoo ay wali taagan yahay mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Golaha shacabka Mxaamed Shiikh Cusmaan jawaari ayaa in ka badan 200 oo xildhibaan oo kulan yeeshay waxaa ay Madaxweyne Farmaajo Iyo Fidnoole Kheeyre Kula Oriyeeen Hees Wadani ah taasi oo ka Turjumeeyso Cududa iyo jaceeylka Dalkaan.
Heesta waxaa ka dhex muuqanaayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed shiikh Cusmaan Jawaari iyo Xildhibaano Kol Hore liis been ah ay ku darsadeen Kooxda Qiyaano Qaran islamarkaana sheegay in ay Saxiixeen Mooshin looga soo Horjeeday Jawaari
Tani Waxaa ay Idiin muujineeysaa Fashilka iyo Dhabar qabka Kooxda Qiyaano qaran oo kaliya Halbeeg ka dhiglay”QAAQ’ Iyo QUUQ,
Mudane R/wasaare Kheeyre waad aragtaa in xildhibaanaddu Mideeysan yihiin islamarkaana uu buray Mooshinku ee iscasil inta aan lagu jiljilin