No Picture
News

War Deg Deg ah:-Xildhibaan iscasilay

Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo dhawaan ay xabsiga dhigeen Ciidamada Jubbaland ka dib markii Baarlamaanka maamulkaasi ay xanaasanadda ka qaadeen ayaa ku dhawaaqday in uu Iscasilay. Xildhibaanka oo warbaahinta kula hadlay Kismaayo [Sii Akhri..]