Maxa Loga Hadlay Shirka Maanta Dhuusamareeb Kuso Gabagaboobay

Magaalada dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa lagu soo gaba gabeeyay shir uga socday maamulka iyo ganacsatada deegaanada Galmudug.