Fahad Yasiin oo Dowlada Qadar u Fududeynaya Qorshaha Ay Cadaawada Kaga Dhex Aburayan Dowladaha Xiriirka La leh Soomaaliya

Dowlada Qadar ayaa ku dadaaleysaa sidii ay ula wareegi lahayd guud ahaan illaha dhaqaalaha dalka,waxana siyaasadeda u fududeynaya Fajad Yasin oo ah Agaasimaha Madaxtoyada Soomaaliya.

Fahad Yasiin oo ah Wakiil Dowlada Qadar ah aya had iyo gooraala Fududeya qorshaha ay doneyso Dowlada Qadar aya hada sameynaya siyaasad Dowlada logaga joojinayo Xiriirka Dowladaha kale.

Sidoo kale,Dowlada Qadar ayaa maalgelineysa Qorsho Ciidan gooni ah oo ka amar qaadanaya Fahad Yasiin ay sameysato Madaxtoyada Somaaliya,kuwaasi oo cidii ay doonaan waxyeelo gaarsiiya.

Dowlada Qadar aya siyaasad ahan sameyneysa qaladaad waaweyn oo iyado Dhalinyaro ka qoratay Soomaaliya kuwasi oo Dalkeeda loo ciidameynaayo.