DEG DEG: Mooshinkii Gudoomiye Jawaari oo Fashilmay Iyo Xildhibaan Mahaad salaad oo ka hadlay!!

Xildhibaan Mahad Maxamed salaad oo ka  mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ayaaa Jawaab cad siiyay Qaar ak mid ah Xildhibaano laga soo abaabulay Villa Soomaaliya kuwaasi oo sheegay in ay xilka ka qaadayaan Gudoomiye Jawaari

Mahad Salaad ayaa Bartiisa Facebook-ga soo dhigay Qoraalkaan uu ku sheegay in uu fashil-may mooshinkii ka dhanka ahaa Jawaar