Ciidamada Puntland oo Gaalkacyo Ku Gubay Qaad Laga Keenay Somaliland

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari wararka ka imanaya aya sheegaya in Ciidamada ammaanka Puntland ayaa maanta fagaare ku yaala duleedka Gaalkacyo ku gubeen Jawaano Qaad ah.

Ciidmada aya shegay in Qaadkaasi uu si sharci darro ah loosoo galiyay Puntland iyagana sidaasi ay u gubeen iyago shegay in dhanka Somaliland laga so galiyay iyado labada Maamul ay ka dhaxeyso xiisad siyaasadeed.

Qaadkaan aya la shegay in u uu rarnaa ganacsato reer Puntland ah oo doonayay inay si qarsoodi ah kusoo galiyaan gudaha magaalada Boosaaso, iyagoo ka cararay in la canshuuro sidda ay xaqiijiyeen ciidamada Ammaanka.