News

Axmed Madoobe oo Hanjabaad Culus Diray!!

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo kulan gaar ah magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee maamulkaasi kula qaatay Hay’adaha samafalka ee ka hawlgala degaanada Jubbaland ayaa eedeyn u jeediyay xubnaha uu la kulmay. Wuxuu sheegay Hay’adaha [Sii Akhri..]